http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/6910489.html
share Print Barnaamijka Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay warka dhowaan kasoo baxay dowladda federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sheegay in la qorayo 3,000 oo macallimiin cusub ah iyo waxa ay uga dhigan tahay waxbarashada dalka. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. Embed share Ileyska VOA: Maxay ka dhigan tahay in dowladda federaalka ay qoraneyso 3,000 oo Macallimiin by VOA Embed share The code has been copied to your clipboard.